Weerar Cir iyo dhul ah oo lagu qaaday Saldhig Al Shabaab joogeen iyo Saraakiil lagu dilay

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgal gaadmo ah ka fuliyay deegaanka Daaru Salaam oo hoostaga degmada Owdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo la sheegay in Al Shabaab isku aruursanayeen. Taliyaha Guutada 16-aad Kumaandooska xoogga dalka ee Danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidamada Danab ay weerar ku qaadeen goob … Continue reading Weerar Cir iyo dhul ah oo lagu qaaday Saldhig Al Shabaab joogeen iyo Saraakiil lagu dilay